Toobadda ha seegin

* Salafkii hadii lagugu diray, iyo suluugoodi,
* Hadii aad su'aashii baryada, siisay bini aadam,
* Adigaa sifaadkiyo inkiray, sunanti qaarkeede,
* Adaa saalix waa hore dhintiyo, simay ilaahiiye,
* Simbiriirixaa kugu dhacdaye, toobada ha seegin,

Comments

Popular posts from this blog

Geeraar Romantic ah!

Gabay amaan Gabar | Abwaan Heersare Dheel (Axmed Heersare)

Waano arday