Facebook: Is barasho

💫 Inanyahay aqoon kuuma lihi, gabar ahaantaaye,

💫 Intarneedka waan kugu arkaa, ayaamahaygaane,

💫 Asxaabtayda Faysbuuga waan, kugu ogsoonaaye,

💫 Duriyada Awoow-Aadan iyo, walaal Islaamkiiya,

💫 Soomaalida inaad ila tahaan, kuu arkahayaaye,

💫 An is barano maantaba isfahan, uunku wada gaarye,

Abwaan: Axmad-heersare

Comments

Popular posts from this blog

Gabay amaan Gabar | Abwaan Heersare Dheel (Axmed Heersare)

Adaan sugin gaddoonkii - Faarax Xuseen Sharmaarke (gabay)

Maanso Jacay ah (Faa'iso-Fiyoore)