Talo guud

❇ Adigoo dhamaan daayacoo, seegay danahaagi,

❇ Dibnad dheelka daahdaaha iyo, dibu carruuraynta,

❇ Waa kuu damiir xumo inaad, daawataa filine, 

❇ Dariiqyadu haday qaar xirmaan, Daa'im baa furiye,

❇ Meel adan dareemaynin baa, daah lagaa rogiye,

❇ Ha dulqaadan waayina gefkaa, laga ducaystaaye,

...

© Axmad Aadan Dheel (Heersare)

Comments

Popular posts from this blog

Gabay amaan Gabar | Abwaan Heersare Dheel (Axmed Heersare)

Adaan sugin gaddoonkii - Faarax Xuseen Sharmaarke (gabay)

Maanso Jacay ah (Faa'iso-Fiyoore)