Xawral cayn
🌷Markay ku arkaan indhuhu,
🌷Eegmada kaama weeciyaan,
🌷Afkuna erayada kalgacal,
🌷Waxan ahayn kuma ortee,
🌷Oraahdaaday dhaguhu,
🌷U xiisaan had iyo jeer,
🌷Intaad iga maqantuhuu,
🌷Qalbigu i ilmaynayaa,
🌷Oonkaa iga bixi lahaa,
🌷Hadaan aqal kula galee,
🌷Hadaad ubad ii dhashana,
🌷Nimcaan ku ildoogsan laa,
🌷Aduun waa ayaan quroo,
🌷Eebbaa loo laabaniye,
🌷Allow yaad aakhirana,
🌷U noqotaa xawralcayn, By: Ahmed Dhell (Ahmed Aden Dheel)