Musminiintu waa walaalo

* Mu'miniin la kala dilahayaan isu dumaynaaye,

* Muxdathaadka soo darinayaan, uga diigaynaaye,

* Isku duubni baan doonaynaa, inaan u duulnaaye,

* Diinteena cadowgeedu waa, doorawaynaha e,

* Naga daaya doodiyo waxaad, isku dilaysaan,

— Abwaan Heersare 

Comments

Popular posts from this blog

Gabay amaan Gabar | Abwaan Heersare Dheel (Axmed Heersare)

Adaan sugin gaddoonkii - Faarax Xuseen Sharmaarke (gabay)

Maanso Jacay ah (Faa'iso-Fiyoore)