Fool kafool

💐Allow yaa firaaqiyo,
💐Haasaawe feejigan,
💐Farxad kula wadaagoo,
💐Farriimaha ka maarmoo,
💐Fool kafool si caadi ah,
💐Marna kula fariistoo,
💐Indhagaaga fiirsado,

By: Ahmed Dhell

Comments

Popular posts from this blog

Gabay amaan Gabar | Abwaan Heersare Dheel (Axmed Heersare)

Adaan sugin gaddoonkii - Faarax Xuseen Sharmaarke (gabay)

Abwaan Heersare (Asal baan u leenahay murtida)